Habar Awal waa dawlad iyo khiyaamo ku nool.

0
374

Habar Awal waa dawlad iyo khiyaamo ku nool. (Waxay umada uga badsaan waa inay dawladnimada yaqaanan, khiyaamadana yaqaanan oo waxay doonana dahab bay kuugu sheegayaan waxay doonana maar. Shirkad aad leedahay adigoo Somalilander ah waxay ku sheegayaan inuu Hindi leeyahay, mid Siiralaanki leeyahay oo mid iyaga ahi u shaqeeyana ax yaa Wadani ayey kuugu sheegayaan. Ceebtooda u waynina waa afxumada iyo is bedbedallka. Shalay DP. world baastarad maanta good good.)

Habar Jeclo waa Qabyaalad ku nool.(Diin aan Qabyaalad aheynba ma aaminsana. Qabyaaladooda waxna way kuugu tari waxna way kugu yeeli, lakiin ha ka yaabin inay maalin ka maarmaan Qabyaalada ceebtooda u waynina waa H.Yoonis baa halkaa maraysaa)

Garxajis waa Riwaayad ku nool. (Waxba iskuma hagaajin karaan Qabyaalad iyo Siyaasad midna xaga isku kalsoonidana waxaad mooda inay Nr.1 yihiin, waaba u sahal inay gacan ka hadal bilaabaan, ceebtooda u weynina waa hunguriga makiinada ah ee xiiraya).

Arab waa Gobanimo ku Nool (Somaliland baa hagaagi iyo dadkan keeba Qaldan, xagee raacdaan iyo gobanimo aan yacyacoodka aqoonin, Inay wax xadaan iyo inay xamaashaan waxaa u sahlan inay xamaashaan. Inay fanaanan iyo inay ku dilaan waxaa u sahlan inay ku dilaan, mushkiladooda u wayni waxa weeye Sacad Muuse kama ilbaxaan Nb. Halkaa Ciidagalena wuu kula jiraa.)

Samaroon waa meel dhexe ku nool. ( Somalinimadiina kor bay u hayaan, Somalilandtana way ku jiraan, mucaarad adag ma aha muxaafid adagna ma aha meel dhexe ayey taagan yihiin)

Dhulbahante waa laaluush ku nool.(Wax Allale wixii uu Dhulbahante ku tashado ama isku hagaajisto wuxuunba kala tuuraya mid Hargeisa ama Garoowe laaluush ka soo qaatay, ma yaqaanan in sida reer Galbeedka Insha la dabo).

Gabooye waa Samir ku nool ( Cuqubada Somalida ku socotaaba iyaga ayey ka timid waana Samir ku nool oo ayaan baa iman doontac Ilaahay Jeelka ka jabiyo oo imikaba Jigjiga ka bilasbantay.

Warsangeli waa Siyaasad ku nool ( Qaylo kama yeedho, afarta bayni jahana way la ceeshaan

Ayuub waa Awal ku nool (Dee waa curudkii Sheikh Isaxaaq lakiin waa kaluun bad ku jira oo hadii Sacad Muuse saacad laga dhex saaro mooyi. Waa reer Asala oo reer kale dhex guuraya.

Tojecle ayaan Ilaawaye waa dee niman raganimo badan lakiin Maalintiina waa Toljecle oo waa Xabuusho Galbeed habeenkiina waa Sacad Muuse fahan sheekada…… Ceeb badan ma laha
Inta kalena waa Cidla ku nool.

Hadii la heli lahaa Hogaamiye adag oo intaba isku walaaqa Cadaaladna ku maamula waxa la noqon lahaa. DAD BARWAAQO KU NOOL


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here