“Haddii shaqo ka caydhintiisa loo cuskaday tageero ayaad ugu muujisay bartaada Face-buuga Maxamuud Xaashi Cabdi oo isla KULMIYE ka tirsan. dhaawac iyo dhiig-bax ku tahay shuruucdii waddanka somaliland,

0
390
“Haddii shaqo ka caydhintiisa loo cuskaday tageero ayaad ugu muujisay bartaada Face-buuga Maxamuud Xaashi Cabdi oo isla KULMIYE ka tirsan. dhaawac iyo dhiig-bax ku tahay shuruucdii waddanka somaliland,

Hargeysa(Baraarugnews,net0-“Nin ku yidhi sinaanmayno “.. Inanka Guuleed Maxamed Ismaciil shaqo ka caydhintiisa madaarka Hargaysa ee loo cuskaday tageero ayaad ugu muujisay bartaada Facebook Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo isla KULMIYE ka tusan waxay dhaawac iyo dhiigbax ku tahay shuruucdii waddanka somaliland, waxay akhlaaq xumo ku tahay nidaamkii Dawladeed ee ummadda ka dhaxeeyay. Qofka shaqaale Dawladda ah xeer haddii danbi jiro la mariyo oo maraaxilo leh ayaa jira, lakiin iska tag sidii uu Tukaan Qoys ka shaqaynaayay waa arrin Cajiib ah . Anigu Maxamuud Xaashi Iyo KULMIYE ka hadli maayo, waxaase nabar boogo inagu damqada noqon doona hanaanka tacadiga iyo sadbursiimada ah ee Dalkeena dhawaqiisu ka dami wayay mida Inanka lagu eryayna kamid uun weeye Tusan.”Sidaa ayuu yidhi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga Waddani.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here