Intii Uu Xilka Hayey Madaxweyne Muuse Biixi waxa Lagala Wareegay Deegaano ka tirsan Somaliland

0
86

Sanaag(Baraarugnews.net)-Hirdanka u dhaxeeya soomaaliya iyo maamulka puntland, ayaa ku socda deegaano ka tirsan somaliland, isla markaana Hirdanka maamulka puntland ka wadda deegaano ka tirsan somaliland, ayaa ah kuwo soo if-baxay intii uu xilka hayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Deegaanadda Shidan, Buuhoodle Iyo Badhan, ayaa waxa gacan ku hayntooda hadda ku xoog badan maamulka puntland.

Magaaladda badhan, ayaa maamulka puntland ka samaysteen saldhig ciidan oo lagu tobabaro ciidanka daraawiishta ee puntland.

Hirdanka u dhaxeeya soomaaliya iyo maamulka puntland, ayaa ku socda deegaano ka tirsan somaliland waxaana xukuumada Biixi, noqotay mid sheeda ka daawata isla markaana aan qaadin wax talaabo ah

Soomaaliya ayaa mudaharaado lagu abaabulayo in lagu taageero ayay ka waday deeganao somaliland ka mid ah kuwaas oo ay ka hortageen maamulka puntland.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here