Khasaaraha Dhimashadda Iyo Dhaawaca Kor U Dhaafayaa 100 Qof,Way Ka Sii…”Cirro

0
39
Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Maroodijeex; Dhimasho 3 qof. Dhaawucu waxa u kor u dhaafayaa 50.
Togdheer: Dhimasho 2 qof, dhaawucu kor u dhaafayaa 40.
Sanaag: Dhimasho 1 qof, dhaawaca ilaa 9 qof
Tirada dhimashadu waa 6 qof ilaa hadda record-ka aan hayno, way ka sil badan kartaa, waayo dad badan ayaa dhaawac ah oo waliba halis ah.
Tirada dhaawucu waa tiro beel, waxa ay kor u dhaafayaan 100 qof. Xadhigu waxa u kor u dhaafayaa 100 qof. Mas’uuliyadda khasaaraha oo dhan waxaa iska leh oo aanay cidina la wadaageyn lagalana xisaabtamayaa Xukuumadda Waqtigeedi dhamaaday.”Sidaa ayuu yidhi Murashaxa Xisbiga Waddani cabdiraxmaan Cirro.”

Iimeelada Xafiiska Guud ee baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here