Kornayl Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo faddeexad hadhaysayTaliye Nuux Taani &Sababaha Keenay

0
505
Kornayl Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Sarkaal ka tirsan ciidanka militariga Somliland oo lagu magacaabo kornayl Axmed Ciise ayaa ka goostay ciidanka qaranka Somaliland, isla markaana kornaylka Axmed Ciise ayaa ka mid ahaa shan sarkaan (5 kornayl), oo .dhawaan ka soo qalin jabiyay kuliyada mulatariga  dalka Itoobiya ee ku guuleystey bilada dahabka ah wuxuu ka soo jeeda beesha gedabiirsi.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka militariga Somaliland oo ka gaabsaday in magacood ala sheego ayaa u sheegay shabakada Baraarugnews,net in kornaylka Axmed Ciise ay isku dhaceen Taliyaha ciidanka militariga Somaliland Nuux Taani,isla markaana Nuux Taani uu kula kacay arrimo qabaayal iyo ficilo aad u xun oo ku salaysan yasid uu ku sameeyay karnayl Axmed Ciise.

Kornayl Axmed Ciise oo ka cadhooday qabyaalada iyo eexda  Taliye Nuux Taani iyo  kadib markii uu kala kulmay Kornayl Biixi duudsi ay qayb ka tahay in Biixi ku yidhi “Kumushahar qaado Hoggaan Ciidan, balse arrimaha Ciidamada iyo hawlahooda Jananka ayuun baa qabanaya adiguna ha dhex gelin” taasoo ka dhigan ma tihid dhaladka koowaad, ayaa tegay Waxa uu magaalada caasimada soomaaliya ee Muqdisho, balse kornayl Axmed Ciise ayaa loo magacaba taliyaha tababarka ciidanka xooga  dalka soomaaliya.

Email:-Bararaarugnews@gmail.com

Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here