Kornayl Muuse Biixi Iyo Fashilka Xukuumaddii Maanta

0
146

somalidu waxay tidhaahda: NINKA AAN WAXA JOOGA GARAN, WAXA SOO SOCDANA MA GARTO.

tobankan arrimood oo xukuumada ka muuqaday muddada kooban ee ay jirtay waxay cadaynayaan inaan Xukuumadu hayn jidkii ay kaga dhabayn lahayd balanqaadyada ay samaysay ee waxeedu u badanyihiin geed kaga kac.

  1. Dagaalkii Tuko-raq.
  2. Hab-dhismeed Xukuumada iyo Saamiqaybsiga.
  3. Dariiqa loo maray Maaraynta sicirbararka.
  4. Jawaabta Muuse ee Xisbiga waddani ee ku saabsan kalsoonida Komishinka.
  5. ka sii mid ahaanshaha xukuumada ee Mr. Guri-barwaaqo.
  6. Qaabka loo maamulay heshiiska DPWORLD ee dekada Berbera.
  7. Hab-dhaqanka

Dadka Haybta ku taageera Xukuumada Muuse.
8. Hab-dhaqankii madaxweyne Muuse ee 100 casho ee tegay.

  1. Khaladaadka xaga diplomasiyada ah iyo siyaasada arrimaha debada ee aan fadhiyin ee xukuumada ka muuqatay intay xilka qabatay.
  2. Farabadnaanta balanqaadyada madawxeynuhu Sameeyay Khudbadiisii koowaad oo xataa in la tiriyo ay adagtahay.

Dad badan waxay qabaan inaan afka iyo adinka xukuumadu iswaafaqsanayn.

Maxay kula tahay adiga?

guul-alle1@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here