“kuwa inoo keenay Jonathan Starr iyo Anderson cooper….inantaa karaacday (fanaanada Sahra Halgan),laabtiyo kasha Kudara sahriyo iblayska dhashii. waa ehelka naarte ku…”

0
598

Hargeysa,(Baraarugnews.net)- Abwaan  dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda shacabka reer Somaliland Abwaan Cabdi Samad Siciid Cali (abwaan Ceeleeye), Ayaa tiriyey Gabay ka hadlaaya dhaqan-xumada laga faafiyo Iskuulka Abaarso, isagoo tilmaamay in u-jeedooyinka ay u dhiseen nin gaal ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Waddanka Maraykan oo maalgaliya Iskuulka Abaarso oo Caruurta Soomaalida lagu baro waxyaabo liddi ku ah diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee Soomaalida.

Abwaanka Ceeleeye ayaa ku bilaabay Gabayga uu ka tiriyey waxyaabaha foosha xun ee Iskuulka Abaarso ku soo kordhiyey iyo dhibaatooyinka, waxaanu yidhi sidan:-

“Kow iyo labo,

Konton iyo kun,

Shacab kaamilow,

Ka gadooda kufaarta,

Kudhaqmaysa aqooonta,

Dugsiyada koonkan,

Kuwooda xun Abaarso ka kowa.

Barashada kafidiyo maacunta,

Koobka weelkiyo, koodhka dharka,

Korantadiyo laydhka dugsiyaa lagakeenay,

Kabadalay kuwii hore, kufaarnimana soo kordhiyey.

Kitaabka Quraankiyo diinta.

Kufaarta kahortimi islaamka.

Kulkiyo kuhaysa kadeedka.

Kashooda xumaantu kabuuxdo.

Kuwaynu horkacnee adeecnay.

Kuwii luude ilaahay kulaayey biyaha.

Kamaduwana kuwa Abaarso keene furay.

Kaftankiyo sheekada gaalka.

Kibirkiyo faanka,

ujeedka kadanbaysa gaalka.

Kagoynta ubadkeena islaamka.

Ku kobcinta manhajka gaalka.

Kuquudinta diinta kirismiska iyo dhaqanka gaalka.

Kuwa intaaba ufuliyey iyo guusha gaalka.

Kamaraalinihinoo ilaahaw adaa kamarkhaatiyee.

Ka digtoonaada iskuulkaa iyo khaniisyada labaxday Abaarso.

Kadumiya bartuu kuyaaliyo kobta Hargeysa.

Kadaaya ugaynta ardaygiyo dhalaanka.

Kaguba buugtiyo kitaabta iskuulka abaarso.

Kadifaaca dalkeena

Kufriga isbahaysanaya.

Kudacweeya sharcigiyo kaladanbaynta dawlada.

Kadhiidhiya fikirka xun diida oo umadyahay kadagaalama.

Kadira dalkoo kadhoofsha.

Kolay diidaana kulaayo, Oo kudila.

kubar iyo kuwa inoo keenay.

kowna uu kayahay Jonathan Starr iyo Anderson cooper

Kuwadumariyo fanaanada (Sahra Halgan/Xuuf), inantaa karaacday laabtiyo kasha

Kudara sahriyo iblayska dhashii.

waa ehelka naarte kuhabaara.

Kow iyo labo

Konton iyo kun

Shacab kaamilow

Kadhiidhiya xumaanta

iskuulka abaarso

Waa abwaan cabdi samad siciid cali (abwaan ceeleeye)

Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here