Hargeysa,(Baraarugnews.com)- Wasiirka maaliyada uu magacaabay kornayl Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Yuusuf Maxamed Cabdi , ayaa intii loo dhiibay xilka ka tanka weyn ee aanu laheyn kabaasatigiisii wuxuu ku fashilmay oo ku haftay maamulka Wasaaradda maaliyada, isla markaana astaantiisa shakhsiyadeed wiilka Muuse Biixi u dhiibtay Wasaaradda maaliyada ayaa dad badan oo aqoon u leh dhinaca dhaqaalaha iyo daqli ururinta ku sifeeyeen innuu yahay shakhsi aan ku haboonayn xilka wasiirka maaliyada Somaliland.
- Waa nin faan badan oo aan karti lahayn wakhtiyadii aanu is naqay ee adis-ababa ethopia wax kabaran jirney mu ahay nin waxbarashada ku fiican waxana jiidatay balwad marka wasiirnimada yuusuf waxay hoos u dhigtey dhalinyaradii kale ee ahayd aqoon-yahanka
- Mr yuusuf wuxuu ilaabay saxiibadiisi wakhtigii xayranka kuwaso uu manta ugu necebyahay
Yuusuf aqoon kuma jooga maaliyada lakiin wuxuu ku jooga nasiib waxaan u sheegaya inuu khaladadkiisii hore dib u saxo isagoo hore u ahaa maamule ku-xigeenka kastamka oo hore wasiir samaale ku sameeyey shaqo dhimis kadib markii uu ku kacay musuq-maasuq baahsan Ma Wasiir Maaliyadeed-baa, Mise Waa Jaariyad Weelka u xasha Guriga Kornayl Muuse Biixi?
Bye LLB mustafe abdi Jama
Mustafe Abdi tirike2015@gmail.com
Email:-Caarshe7@hotmail.com