Maamulka Puntland Oo sheegay Inay ka bixinayaan Caafimad Dibada Ah Cali Sandule Oo Ku Xanuunsanaaya Gudaha Magaalada Hargeysa

0
758

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wasiir ku-xigeenka Wasaarada maaliyada maamul-goboleedka soomaaliya ee Puntland, ayaa sheegay inay ka bixinayaan lacagta loogu qaadayo caafimad dibada ah Cali sandule oo ku xanuun sanaaya magaalada Hargeysa.

Halkan ka akhri facebuugiisa ku faafiyey qoraal kooban:-


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here