21- Augest -2018.Baraarug news ( mogadisho -soomalia).
iyadoo malinta bari ay ku beegan tahay Maalinta koobaad ee ciidul adxaa ayaa madaxwaynaha jamhuuriyadda fadaraalka soomaliya muddane maxed c/laahi maxamed farmaajo waxa uu munaasabadaas ugu hambalyeeye dhamaan muslimiin ta o dhan.
Madaxwaynaha ayaa Hambalyo u diray Dhamaan umudda islaamka gaar ahaan Umadda soomaaliyed waxa uuna alle ugu barye in uu sanadkaan sanadkiisa nabad ku gaarsiiyo.
sidoo kale waxa uu alle ugu barye Xujaydda u suurta gashe in sanadkaan ay xajiyaan in alle uu ka aqbalo xajkooda.
maalinta bari ah ayaa waxa ay ku beegan tahay maalinta koobaad ee ciidul adxaa.
waxaana dhamaan wadamadda islaamka laga dareemayaa diyaar garoow iyo soo dhaweeen.
Maanta ayee eheed maalinta 9-aad oo loo yaqaaano Yoomul carafa oo Ah maalin aad u ween, waxaana banka carafo maanta taagnaa in ka badan 2 milyan oo muslimiin ah kuwaa oo gudanaya Waajibaadkooda xajka.