Madaxweynaha Somaliland Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiraddiisa Oo Loo Diiday Inay Tagaan Magaalada Barakaysan Ee Makka  &Sababaha Keenay In La Iska Hortaago Muuse Biixi Iyo Qoyskiisa Xajka?

0
112

Hargeysa,(Baraarugnews.net)- Madaxweyne Muuse Biixi  Cabdi iyo Xubno wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa , ayaa doonayey inay saaka u baxaan magaalada baraksysan ee Makkah oo ku soo xajayeen, isla markaana safarkaa Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiiradda maamulkiisa ayaa loo diiday inay tagaan makka ee xajka.

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biix Cabdi oo ay weheliyaan xubno kamida Xukuumadiisa Ayaa laga diiday inay maanta U an-babaxaan socdaal uu ku tagayey dalka Boqortooyada sucuudi Arabiya.Balse waxa la sheegay in lagu diiday inay ku tagaan Baasaboorada Somaliland, isagoo Madaxweyne Muuse Biixi codsaday in Baasaboorka Jabuuti  laga daayo oo uu kyimaado Baasaboorka Somaliland isaga iyo xubnaha Golaha Wasiiraddiisa, laakiin arrintaa waxa ku gacansaydhay oo diiday Boqortooda sucuudiga .

Sidoo kale, socdaalka hakadka laga galiyey Madaxweyne Muuse Biixi iyo xubnaha Wasiiradda xukuumaddiisa ayaa la sheegay in safarkoodan ku aadanaa oo kaliya Ujeedada socdaalka madaxwaynaha u soo gudan lahaa  Xajka ,iyadoo  Madaxwaynaha Somaliland Mud, Muuse Bixii Cabdi tagitaana xajka ku weheliya xubno katirsan xukuumadiisa iyo qoyskiisa Madaxwaynaha Somaliland.

Office Hargeysa Caarshe7@hotmail.com Ama Emial: Baraarush00@gmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here