
Nariobi (Baraarugnews.net)-madaxweynaha SomalilandMuuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha kiiniyaUhuru Kenyatta oo ku kulmay madaxtooyada Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa ku qaabilay madaxtooyada Madaxweyne Muuse Biixi.
Mr Biixi iyo wefdi uu hogaaminayo oo shalay soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sidoo kale inta ay Kenya ku sugan yihiin waxaa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiin kale oo dowladda Kenya ka tirsan.