Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Waxaanka mid ahayhablaha Somaliland gaarahaankuwadegaWaqooyigaMagaaladdaHargaysawaxaanmudooyinkii u danbeeyaysi dhow ulaSocdayhaweenweynahabeeshaCiidagaleookagilgishaygabaylaf jab ah oouuWasiirkaWasaaraddaWarfaafinta, dhaqankaiyoWacyigelinta Somaliland MudaneCabdiraxmaan C/laahiGuribarwaaqokuqoraybuugiisaSooyaal.Haweenkaniwaxa ay WarbaahintakulahadleenMagaalooyinkaHargaysa,Berbera,Burco, CeerigaaboiyoMagaalooyin kale waxayhadalotudhaalebadanikamuuqdo u jeediyeenWasiirkaWarfaafintaoo ay kacodsadeeninuugubobuuganuusifahadhaqankakabaxsanuguaflagaadeeyayislamarkaanauuraaligelinkabixiyogabaygaasgefka ah eeuukafaafiyey.
Haweenkanimudadii ay hadlayeen may samayn wax qadafku ah hablahaaananigubakadhashayeebeeshaSacadMuuse.
Waxaa kale oo ay Baaq u direenMadaxweynahaJamhuuriyadda Somaliland MudaneMuuseBiixiCabdioo ay u soojeediyeeninuutalaabadakuhaboonkaqaadoWasiirkiisaWarfaafintamaadaama ay arrintanisaamaynkuyeelankartonabadgalyadaguudeedalka.
Mudo afar todobaad ah haweenkani may helin wax garawshiiyo ah ookagatimaadaWasiirkaWarfaafintaamaseMadaxweynihiiMagacaabaysidoo kale hogaankadhaqanka,Mas’uuliyiintaiyoQaybahabulshadaeeBeeshaaankasoowadajeednoWasiirGuribarwaaqokamayhadlinXaaladandhiiladaleheehaweenkandamaqday.
Run ahaananiguShakhsiahaanwaankaxumaadaydhibtadhacdaywaxaa kale ooaankasiixumaadayaamusnaantaMadaxweynihii ay Miciinkabideenee ay taladiisaiyogo’aankiisabakugo’ayeen,Way gar dhigteensoojeedintoodunasadaxqodobayaykuarooraysayoo kala ah.
- In la guboBuugan ay gefkakatirsadeenooaanqaboinuuxadgudubahaa.
- In Wasiirkuuuraaligelinkabixiyobuuganuucaydoodakufaafiyey.
- Iyo Qodobka u danbeeyaoohadiilabadaasqodobee kale ay fuliwaayaanuuMadaxweynuhuXilkakaqaadoWasiirkiisaWarfaafintasi ay Maxkamadulagalaanmaadaamauuhadaxasaanadhuwanyahay.
Sida ay muujinayohoos u dhigidaqadiyadahaweenkansharaftamudaneedhankaMadaxweynahawaxaycawaaqibxunkuyeelandoontaasamokuwadanoolaanshahabulshada,Waxaydhalindoontaa in dumarkuganbadhisugusoofadhiistaantaasoonatiijoaanwanaagsanaynkuyeelanaysawadanoolaanshahabulshada .
UguDanbaynwaxaan u sooJeedinayaaMadaxweyneMuuseBiixiCabdiinuutalaabadauguhaboonkaqaadoqadiyadabuugankuqoraneelagucaayayhaweenkasharaftaleheeilaahadaaankuxadgudbindumarkakadhashaybeeshaaankasoojeedoeewaqooyigahargaysa.
Mar kale waxaafariinudirayaahablahasharaftamudaneebeeshaciidagaleooaanleeyahayWalaalayaalkataxadirainaadkafeejignaataan wax kastaoogartiina wax u dhimayaanagunahiilayaanuidinlagarabjoognaa.
FoosiyaJaamacXuseen