“Madaxweyne Ku-xigeenkii Puntland wuxuu noqday Mid Ilaawey Masuuliyadii saarnayd, Kana Door Biday dano gaar ah, una adeegaaya awaamiir laga soo faray Muqdishi iyo Khalkhal galinta doorashada Puntland.”

0
35
Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Madaxweynaha maamul-goboleedka soomaaliya ee Puntland Cabdi weli Gaas ayaa ku eeddeeyay madaxweyne dawladda Federaalka Soomaaliya Farmaajo innuu carqaladaynayo oo qas ka abuurayo doorashada madaxweynimada Puntland lagu dooranayo ee fooda inagu soo haysa, isla markaana Madaxweyne kuxigeenkiisa Puntland Camay ayuu sheegay innuu ilaaway xilkii uu ka hayey puntland oo uu noqday mid shaqaale u noqday madaxweynaha faderaalka Soomaaliya Farmaajo. Sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska madaxtooyada puntland ee xarunta magaalada Garoowe, isla markaana nuqulka waraaqda warsaxaafadeedka madaxweyne Gaas oo soo gaadhay xafiiska wararka Wakaalada Baraarugnews.net ee Garoowe. halkan hoose ka akhriso waraaqda uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo aheyd sidan:-

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Madaxweynaha maamul-goboleedka soomaaliya ee Puntland Cabdi weli Gaas ayaa ku eeddeeyay madaxweyne dawladda Federaalka Soomaaliya Farmaajo innuu carqaladaynayo oo qas ka abuurayo doorashada madaxweynimada Puntland lagu dooranayo ee fooda inagu soo haysa, isla markaana Madaxweyne kuxigeenkiisa Puntland Camay ayuu sheegay innuu ilaaway xilkii uu ka hayey puntland oo uu noqday mid shaqaale u noqday madaxweynaha faderaalka Soomaaliya Farmaajo.

Sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska madaxtooyada puntland ee xarunta magaalada Garoowe, isla markaana nuqulka waraaqda warsaxaafadeedka madaxweyne Gaas oo soo gaadhay xafiiska wararka Wakaalada Baraarugnews.net ee Garoowe. halkan hoose ka akhriso waraaqda uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo aheyd sidan:-

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here