Hargeysa, (Baraarugnews.net)-Kornayl Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safiirka imaaradka carabta u magacaabay Xasan Hirad Yasiin oo uu sodog u yahay Muuse Biixi. (Marwada koobad eedo u tahay), isla markaana sodogii ayuu ku badelay wiilkii hore u qabay innantii uu dhalay madaxweynihii hore ee Axmed Siilaanyo Baashe Cawil.
Baraarugnews.net Iimeel:- Caarshe7@hotmail.com