“Madaxweynihii Dhex uma Aha Ciidankii Qaranka Ee Somaliland. Askartii Beeshiisa Sacad Muuse (Habar-awal), Ayuu Garabka Saaray Muuse Biixi. Waa Nasiib…”

0
80

Hargeysa,(Baraarugnews.net)- Ugaas beesha reer Daahir ee Habarjeclo Ugaas Jamaal Food ayaa sheegay in Wasiirka beeshiisa ka soo jeeda gaar ahaan beesha reer Daahir oo isaga isku beel yihiin Wasiir Maxamed Kaahin Axmed innuu gacanta ku hayn wasaarada uu magaceeda sito. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka warka Ugaaskiisa Maxamed Kaahin
Office Hargeysa Caarshe7@hotmail.com Ama Emial: Baraarush00@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here