Magaalada Burco Oo La Shaagay In Kooxda Argagixisada ah ku soo xoogaysanayso

0
89

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay cidda ka talisa magaalada Burco, isla markaana wuxuu sheegay in argagixiso ee ururada xag-jirka ah ka jirto magaalada Burco ee Somaliland.

Sidaa wuxuu ku sheegay qoraal uu ku qoray barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee facebuugiisa oo shabakada wararka Baraarugnews.net  ka soo xigatay  xafiiska ay ku leedahay magaalada Hargeysa, waxaanuu u dhignaa sidan ee halkan hoose ka akhriso:-Magaalada Burco Oo La Shaagay In Kooxda Argagixisada ah ku soo xoogaysanayso


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here