Magacyada uu maanta magacaabay Muuse Biixi

0
143

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Muuse Biixi xilalka uu magacaabay ayaa u dhignaa sidan:-

  1. Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi Guddoomiyaha Baanka Dhexe
  2. Axmed Xasan Cabdi Carwo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe

3.Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

4.Cabdirashiid Cabdillaahi Hande Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal

  1. Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Naafada Guddida Qandaraasyada Qaranka
  2. Nuux Maxamed Xuseen Aadan Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka
  3. Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi Bidhaan Guddoomiye Ku –xigeen Guddida Qandaraasyada Qaranka
  4. Cabdi Giire Jaamac Kadiye Xubin
  5. Maxamuud Aadan Maal Xubin
  6. Cabdi Faarax Ducaale Xubin
  7. Maxamed Diiriye Xayd Nuur (Dib-jir) Xubin
  8. Caasha Cabdillaahi Cilmi Xubin
  9. Maxamuud Axmed Xirsi Baar-cad Xubin

Masuuliyiinta aan xilalka ka qaadayna waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii shaqo, muddadii ay xilka Qaranka hayeen.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here