“..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland”. Maareeyaha Dekeda Berbera

0
312

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Amaanay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Sugida Xuduudaha Badda ee Somaliland. “..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland”. Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

Berbera(Baraarugnews)- Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo  ka qaybgalay Munaasibad balaadhan oo tabo-bar loogu soo gabo-gabeeyey 50 Askari oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, oo muddo 12 maalmood kaddib usoo xidhmay Maanta.

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo munaasibadaas hadal kooban ka jeediyey, ayaa si weyn u boggaadiyey ahmiyadda ay qaranka ugu fadhiyaan Ciidamada Ilaalada Xeebaha, oo ku tilmaamay geesiyaal sugaya xudduda dhinaca badda ee Somaliland la leedahay dawladaha kala jaarka ah dhinaca Badda.

Sidoo kale, Waxa uu maareeyuhuu uga mahad-celiyey Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, Taagii casriga ahaa ee dhowaan Xukuumadu keentay Dekedda Berbera, oo ay Ciidamada Ilaalada baddu kula soo wareegeen markii uu xadka bada Somaliland.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here