Maxad Ka Taqaan Awooda Sirdoonka Ee Dalka Ruushka? W/Q:- Xafsa Cayni

0
364
Madaxweynaha Ruushka Butin

Hargeysa, (Baraarugnews.NET)- dowlada ruush ka ayaa mudo dheer ku howlaneed basaasida dhaq dhaqaaq dalka maraykanka,Iyadoo qorsha yaasha sirdoon qarkood ka fashilmo hadana intoda badan waxay noqdeen kuwo ayku gulaystaan inay ka bixiyaan maclumaad dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Ruushka Butin

Iyadoo sanadii lasodhafay sirdoonka qar ka fashilmay dowlada ruush kana mid ahaayeen  Sirta ka fashilantay Dacwad oogeyaasha federaalka dalka Maraykanka ayaa sheegay in ay kashifeen saddex nin oo Ruush ah oo ahaa basaasiin iskuxiran. Ragaasi oo iskudayay in ay aruuriyaan macluumaad ku saabsan dhaqaalaha dalkaasi iyo in ay shaqaalaysiistaan ilo ay macluumaadka ka helaan.

Mid kamid ah ragaasi ayaa lagu magacaabi jiray Evgeny Buryakov, ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taala magaalada New York, Waxaana lagu eedeeyay in uu macluumaad ka aruurinayay arimo xasaasi ah Oo markaasi tagnaa Sanadkii la soo dhaafay Koox Ruush ah ayaa weerar dhanka Internetka ku qaaday Computerada Dowlada Maraykanka sida Aqalka Cad iyo Wasaarada Arrimaha Dibada.

Si ay u helaan maclumaad dheeraad ah. Weerarkan dhanka interneka ah ayaa la sheegay inuu dhaca sanadkii lasoo dhaafay.

Burcada Internetka (Hackers) ee fadhigoodu yahay Ruushka lana sheegay inay xiriir la leeyihiin dowlada Ruushka ayaa la sheegay inay u suurto gashay inay xog kala baxaan computerada Madaxtooyada Maraykanka.

Xogta ay heleen waxaa kamid ah Telefonada iyo waliba diiwaanka safarada uu Madaxweynaha Maraykanka galayo.

Dowlada Ingiriisku, waxay sheegtay in Britain laga eryay sanadkan 23 dublamaasi oo Ruush ah oo ahaa “saraakiil nabad sugidda ka tirsan”. Si kale hadii loo dhigana waxay u jeedaa in ay yihiin “basaasiin,

Kuwasi Oo ku sobegmaya xili ay qasantay xalada udhaxaysa biritan iyo ruushka.

Lasoco qaybta danbe

Waxa turjumay oo diyaariyey qoraalkan Free journalist Wariye Xafsa Cayni

Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here