Itoobiya (Baraarugnews.net)-Cabdishakuur Shahaad oo ka tirsan waaxda .hab-maamuuskii ee xafiiska ee Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka mid ahaa dadkii ku geeriyoodey diyaaradii ETHIOPIAN AIRLINES ee maanta dhacday oo burburtay. Isla markaana Dadka ku dhintay diyaarada ayaa gaaraya 157 ruux