Jigjiga, (Baraarugnews.net)- igjiga (Aftahannews)- Sida uu qoray wargayska ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Addis Standard, ciidamada militariga Itoobiya ay ku hareereysan yihiin maadxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Wargayska ayaa qoray in ay ciidamada labadii saacadood ee ugu dambeeyay ay ku harrereysnaayeen madaxtooyada magaalada Jigjiga.
Ila wareedyo ayaa sheegaya in madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ay gacanta ku dhigi doonaan ciidamada.
Wargayska ayaa sheegay in arrintasi loo samayn doono ”si looga hortago dhiig kale oo ku daata gobolka”