Mudaharaadyo lagaga Soo Horjeedo Kaliye Taliyaha Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti &Dad Rayid Ah Oo Lagu Dulay Banaan-baxyada

0
267

Jabuuti,(Baraarugnews.net)-Mudaharaad iyo kacdoon lagaga soo horjeedo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka socda magaalada Jabuuti, isla markaana waxa la sheegay in meelaha Cafarta uu ka socdo banaanbaxyo lagu diidan tahay kaliye taliyaha haysta dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Madaxweynaha  dawlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu u dalbaday oo rasaas la dhaceen dadka mudaraadyada iyo banaanbaxyada ka dhigaaya magaalada Jbauuti, isla markaana dawlada Jabututi ayaa shacabka rayidka ah  oo ka soo jeeda ku laysay Cafarta ku dilay mudaharaadka ka dhacay dalka Jabauuti.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here