Mudaharaadyo Saqdii dhexe Ka Dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood &Xaalada Amaan ee Somaliland oo maray meel aad u xun

0
322

Sool,(Baraarugnews.net)-Jabhada beesha dhulbahante leedahay oo uu hogaamiyo nin lagu magacaabo Faysal, ayaa caawa weerar ku soo qaaday saldhiga booliska ee magaalada Laascaandoo, isla markaana wararka kala duwan ee ka soo baxaaya Gobolka Sool ayaa sheegaaya in  saqdhexdii caawa Mudaharaado ka dhaceen gudaha Laascaanood oo socdaan, Cabsi kale oo Ciidamadu ka qabaan weerarada  jabhada Gobolka Sool awgeed.

Sidoo kale, ilaa hadda ma jirio war ka soo baxay maamulka Gobolka Sool ee masuuliyiinta xukuumadda Muuse Biixi, balse Hargeysa ayaa ku hawlan kala horeysiinta Bandhigyada heesaha Fanaaniinta Qurbejoogaiyo Qolqol-jooga.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here