Hargaysa (Baraarugnews.net)-Mujaahid Siciid Cabdi Kadiye oo ku magac dheer laba iyo luqun, oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii SNM ee dagaalka CIIDAMADI Ihuwanta ahaa ee dawladdii kaliya taliya aheyd ee Maxamed Siyaad Bare ee ku dhexmaray Burco-duuray 1984-kii ayaa ku silcaaya maanyta cisbitaalka ciidanka qaranka Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka sida uu yahay:-