Mulkiilaha Jaamacada Golis ee Magaalada Hargeysa Oo La Midoobay Jaamacada Dawladda  Soomaaliya Ee Muqdisho &Bahdilaada Jiritaanka Dawladnimada Somaliland Iyo Xukuumadda Kabtan Muuse

0
531

Muqdisho,(Baraarugnews.net)-Mulkiilaha leh Jaamacada Golis ee magaalada Hargeysa, ayaa jaamacadiisa bareefadka ah ee uu ku leeyahay magaalada Hargeysa la mideeyay jaamacada Dawladda Somalia iyo jaamacado kale oo bareefad ah, kana furan koonfurta Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Isla markaana mulkiilaha jaamacada Golis ayaa u gacan galiyey dawladda xamar jaamacadiisa Golis, taasoo muujinaysa sawir ah in jaamacadaha ku yaal oo ka mid tahay jaamacada Golis aaney dawlad madax-bannaan u aqoonsanayn dawladnimada Somaliland . Markaa waaSawirka Maanta ee dawladda Muuse Biixi:Jaamacadaha Golis & Maroodi-jeex & labadooda Mulkiile oo la midoobay Jaamacdaha Somalia

Caarshe7@hotmail.com or caarshe00@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here