Home Warar Munaasibad la isku arkay oo xisbiga waddani ku qabtay magaalada Hargeysa

Munaasibad la isku arkay oo xisbiga waddani ku qabtay magaalada Hargeysa

0
52

Hargeysa(Baraarugnews)Munasibadan oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay islamarkaana ay ka soo qaybgaleen kumanaan kamid ah bulshada beesha soo xulatay labadan musharax Sheekh Axmed Dayib oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo cabdiraxmaan Fidaar oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysaGuddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madax kale oo ka tirsan xisbiga ayaa maanta si weyn uga qeyb galay Munaasabad ballaadhan oo loo qabtay musharraxiinta Sheekh Axmed Dayib Aadan ( Sheekh ku caddeeye) iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Fidaar oo u tartamaya Xildhibaanada Wakiiladda iyo Deegaanka ee Hargeysa.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here