Muuse Biixi dhaqan-xumada uu maanta soo kordhiyey kala qaybinta dhalinyarada reer somaliland. Ma Waxa Laga Soo Doortay Ururka Sonyo?

0
110
Dhamaadka Muddo Xileedka Sannadkii 1-aad Muuse:-“ Dil-dilaaca Saraakiisha Militariga, Jabhado hubeysan,  Sicir-barar, khilaaf hadheeyay Golahii Wasiiraddiisa. Iyo Abuurida Qabyaalad Iyo Isku dirka Shacabka &Itoobiya Iyo Beesha Caalamka Inay Albaabada Ka Xidhato Somaliland
Dhamaadka Muddo Xileedka Sannadkii 1-aad Muuse:-“ Dil-dilaaca Saraakiisha Militariga, Jabhado hubeysan,  Sicir-barar, khilaaf hadheeyay Golahii Wasiiraddiisa. Iyo Abuurida Qabyaalad Iyo Isku dirka Shacabka &Itoobiya Iyo Beesha Caalamka Inay Albaabada Ka Xidhato Somaliland

Madaxwayne Niyad Jabka Ka Daa Dhalinyarta..

Sonyo Kumay Doorane, Hoos U Eeg Dhalinta .Madaxwayha Jsl Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Caadeystaye Kala Sooco DhalinYarta Somaliland Ee dalkooda iyo dadkooda Wax Usoo Bartay Taasi Oo Ay inoo Cadaynaysow
Hab Qoraaleedka Magaacibiseed Ee Madaxwaynuha,
Taasi Oo Dhinac Kaliya Uu Ka Magacaaba Urarka Loo Yaqaanow Sonyo Kaasi Oo Ay Ku Midoobeen Shaqsiyaad Ay Aaboyaashood u Dhawyihiin xukunka Dalka iyo Ilaha Dhaqaalaha
Dalka, Taasi oo loo tashadaye Dhalinta Aan Nasiibka U Helin In Xukunka Dhinac Uun Uuga Dhawadaan Ama Cid ku Gacan Qabata Soo Bandhigada Aqooneed,
Hadaba Waxa Iswaydiin Mudan Madaxwayne Muuse Ma Waxa Laga Soo Doortaye Ururka Sonyo, Si Kastooy Ahaataba Waxaa Soo Badanaysa Ardayda Ka Qalin Jabinaysa Jamacaddaha Dalka Kuwaas Oo wada Bartaye waxbarasho Kala Duwan,Se Waxa Halkaa Inooga Muuqda In aan Laga Waayin Cid Qabata Xilalka Madaxwaynuhu Magaacaabayow Lkn Se Hagrasho Dhinaca Xukumada Ah Ay jirtow

La Soco Qoraalka dhamystiran
Danjire Abdiaziz Xidig


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here