“Muuse Biixi maanta arrinkiisu cidna waxba igama qaadi karto. Cirro maanta hadduu xiniinyo leeyahay ha…”

0
142

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Waxaan ka mid ahay dadka Somaliland dambiga ka galay ee doortay ninkan maanta u dhaqmaya sidii dibjirka ee dadka ciduu doono iska xidhanaya hadhowna odhanaya waan soo daayay, Maxkamad ma jirto, xeer ilaalin ma jirto, Muuse Biixi maanta arrinkiisu waa jeesjees iyo cidna waxba igama qaadi karto, mucaaradka waxaan leeyahay iska daaya jileeca oo umadda hoggaamiya, Cirro maanta hadduu xiniinyo leeyahay ha qaato siidhiga, madax-dhaqameedku iyagaa horkacaya tallaabo kasta oo Muuse lagaga badbaadinayo Somaliland”.sidaa ayuu yidhi
Boqor cismaan Buurmadow oo u waramayey tvga Saab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here