Muuse Biixi Oo Abaabul Iyo Lacago Tirro Badan Ku Bixiyey Qaabkii Loo Dililahaa Wariye C/risaaq Terra &Sababta

0
1042

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wariye Cabdirisaaq Terra oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ka hawl-gali jirtay Warbaahinta gudaha dalka Somaliland,ayaa sheegay in shir-qoolo la damacsanaa in lagu dilo uu soo abaabulay Kornayl Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isla markaana Wariye Terra ayaa ka cararay magaalada Hargeysa, markii uu diyaariyey Barnaamijka Baadigoob, kuna soo bandhigay musuq-maasuqii ka dhacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee Muuse Biixi ku soo baxay.

Wariye Cabdirisaaq Terra, ayaa cabsi ammaan-daro oo la soo daristay uga cararay Somaliland,, isagoo wakhtiyadii dambe oo dhan ku sugnaa koonfurta Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Balse Wariye Terra ayaa mar kale ka cararay magaalada Muqdisho markii Muuse Biixi Cabdi uu ku bixiyey lacago badan sidii loogu dililahaa Wariye Teera koonfurta Soomaaliya, isagoo wariye Terra aakhirkii uga sii gudbay waddanka Turkig.

Wariye Cabdirisaaq terra oo qoraal waraaq ah barta uu ku leeyahay Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebuugiisa soo dhigay qoraalka uu kaga hadlayo shirqoolka la doonayey in lagu dilo oo xafiiska wararka ee Baraarugnews.net ka soo xigatay ayaa u dhignaa sidan:-

Muuse Biixi Oo Abaabul Iyo Lacago Tirro Badan Ku Bixiyey Qaabkii Loo Dililahaa Wariye C/risaaq Terra &Sababta
Muuse Biixi Oo Abaabul Iyo Lacago Tirro Badan Ku Bixiyey Qaabkii Loo Dililahaa Wariye C/risaaq Terra &Sababta


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here