Muuse bixii oo xil ka qaadis sameeyay

0
354
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Shaaciyey Tiradda Qoysas Badan Oo Intii Muuse Biixi La Wareegay Jagada Madaxweynimada Somaliland Ka Qaxay Gudaha Magaalada Hargeysa

Madaxweyne Muuse Biixi oo isku-shaandheyn kooban ku sameeyay T

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Shaaciyey Tiradda Qoysas Badan Oo Intii Muuse Biixi La Wareegay Jagada Madaxweynimada Somaliland Ka Qaxay Gudaha Magaalada Hargeysa
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Shaaciyey Tiradda Qoysas Badan Oo Intii Muuse Biixi La Wareegay Jagada Madaxweynimada Somaliland Ka Qaxay Gudaha Magaalada Hargeysa

aliyayaasha ciidamada Somaliland ayaa taliye-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland u magacaabay  Gen. Faarax Maxamed Mire “Shiiniile” oo ahaa Hogaankii Hawl-gelinta Ciidamada Milateriga Somaliland.

taliye-xigeenka Ciidanka Asluubta u magacaabay Gen.Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo ahaa Taliye-xigeenkii hore ee Booliiska Somaliland.

Geesta kalena Gen.Xasan Cali Dheere oo ahaa Taliye-xigeenkii Ciidanka Asluubta ayaa loo bedelay Taliye-xigeenka Ciidanka Badda ka dib markii xilka laga qaaday Col.Yuusuf Ibraahin yare oo ahaa Taliye-xigeenkii Ciidanka Badda Somaliland.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here