Muxuu Daarnaa Kulankii Maanta ku dhex-maray Masuuliyiin ka socday Hay’ada UNHCR Iyo Guddoomiyaha Ha’yada Qaxootiga Somaliland?

0
66

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Gudoomiyaha Hay’ada qaxoontiga iyo barakacayaasha  Somaliland Cabdikariin Maxamed Xinif, ayaa maanta kulan la yeeshay masuulka ugu sareeya soomaaliland ee Hay’ada UNHCR. Isla markaana ujeedada socdaalka xubnaha ka socday ha’yadda  UNHCR ayaa daarnaa xidhiidh wada shaqaynayd, sidii ay ula yeelan lahayeen ha’yadda u qaabilsan dhanka xaqoontiga dawlada Somaliland.Muxuu Daarnaa Kulankii Maanta ku dhex-maray Masuuliyiin ka socday Hay'ada UNHCR Iyo Guddoomiyaha Ha’yada Qaxootiga Somaliland?

Masuulka ku cusub xafiiska ha’yadda   NDRA  iyoUNHCR ee Somaliland ayaa ka wada hadlay qaabkii labada xafiis iyo Gudoomiyaha hayadda qaxoontiga Cabdikariin Xinif  iskaashi wada shaqaynayd u yeelan lahaayeen, balse kulankaas ayaa ku soo dhamaaday is afgarad iyo wada shaqayn hufan oo ay labada dhinacba dadaal ka galaan sidii wax loogu qaban lahaa qoxoontiga ku sugan soomaaliland iyo bushada ku barakacday deeganada kala duwan ee somaaliland”Sidaa ayaa lagus heegay qoraal kooban oo barta facebuuga xafiiska hayada qaxoontiga u qaabilsan Somaliland lagu shaaiyey oo xafiiska wararka ee shabakada Baraarugnews.net ka soo xigatay xafiiskeeda magaalada Hargeysa


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here