“Prof. Cabdiraxmaan Axmed Shunuf Waxa Cilmigiisa Maanta U Baahan  Dalka Somaliland Ee Isagu….”

0
127
“Prof. Cabdiraxmaan Axmed Shuruf Xasan Waxa Cilmigiisa Maanta U Baahan  Dalka iyo Qaranka Somaliland Ee Isagu….”

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Prof. Cabdiraxmaan Axmed Shunuf Xasan oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii SNM ee dib-u-xoraynta Somaliland, isla markaana Prof Cabdiraxmaan ayaa taariikh dheer oo sooyaal ku lahaa halgankii  geerida iyo dhimashada badan ka dhalatey ee dawladdii kaliye taliyihii Maxamed Siyaad Barre  kula kacday shacabka reer Somaliland oo lagaga xoreeyay ama lagaga saarey Goboladii Waqooyi oo ka mid ahaa wixii la odhan jiray Soomaaliweyn. laakiin immika   jamhuuriyada madax-bannaan ee Somaliland. Prof. Cabdiraxmaan Axmed Shuruf oo taariikh muc iyo miisaan culus oo shakhsi waxyaabo ku cusub  caalamka iyo waddamada reer galbeedka, gaar haan dalka Maraykan sameeyay iyo sida cad-ceedana uga dhex-muuqday halgankii iyo dagaalkii lagu badbaadinayey jiritaanka iyo nolosha shacabka reer Somaliland, qayb weyna ku lahaa nabadgelyada iyo barwaaqada xoriyada ay ku laaloonayaan manta umadda reer Somaliland.
Haddii Aalle ka dhigo  marka la gaadho xilliga doorashada Aqalka Wakiilada Somaliland ayaanu idinku soo gudbin doonaa Warbaahinta kala duwan ee Baraarugnews taariikhda Prof-ka cabdiraxmaan iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay dadka wakhtigan quud daraynaaya xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Somaliland iyo shakhsiyaadka hormuudka ka ah siyaasadda Somaliland. Akhristayaal halkan Hoose ka daawo murashax Prof Cabdiraxmaan Axmed Shuruf Xasan oo danyarta ku dhaqan gudaha caasimada Somaliland ee Hargeysa oo xaalkooda ka waraysanaayey ayuu Wariye ka tirsan Wakaaladaha Baraarugnews oo kula kulmay Badhtamaha magaalada Hargeysa.

Emial:-baraarugnews@gmail.com ama Caarshe7@hotmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here