Qabiilooyinka Ay Ka Soo Kala Jeedaan Xilalka Kala Duwan Ee Kornayl Muuse Biixi Magacaabay &Wasaaraddaha Muhiibka AH Oo uu Ku Qoray Beeshiisa Sacad Muuse.

0
130

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Kabtan Muuse Biixi Ayaa magacaabay xubno u badan xidid iyo qoraabo la ah beesha Habar-awal oo u badan Agaasimayaal, isla markaana liiska xilalka kala duwan ee Agaasimayaasha uu magacaabay ayaa mar walba waxa siweyn uga dhex-muuqda meelaha bajadka leh ee Wasaaraddaha dalka ah beesha Sacad Muuse oo uu immikana ka dhigay Agaasimaha Wasaarada maaliyada.

Halkan Ka Akhri qabiilooyinka ay ka soo jeedaana xilalka uu magacaabay Kornayl Muuse Biixi oo nuqul ka mid ah soo gaadhay wakaalada Baraarugnews.net ee xafiiska wararka ee magaalada Hargeysa ayaa u dhignaa sidan:-“Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah(Beesha uu ka soo jeedo Samaroon),
2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga (Beesha samaroon),

  1. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha (Beesha Arab),
  2. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha(Beesha Habaryoonis),
  3. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Beesha Dhulbahante),
  4. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda

    7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska (Beesha Habarjeclo),
  5. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta (Beesha Ayuub),
  6. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta (Beesha Habarjeclo),
  7. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska (Beesha Ciise Muuse)
  8. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga (Beesha Habarjeclo),

12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha (Beesha samaroon),

  1. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda (Beesha sacad muuse),
  2. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka (Beesha warsangeli)
  3. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka (Beesha ciidagale)
  4. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska (Beesha sacad muuse),
  5. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha(Beesha Arab),
  6. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa-( Beesha habarjeclo),
  7. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil-( Beesha samaroon),
  8. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle-dhulbahante
  9. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex-( Beesha Ciise Muuse),
  10. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheereGuddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil) (Beesha Habaryoonis)
  11. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte (Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka (Beesha  Dhulbahante.

 


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here