Qalalaase, Muran iyo Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Ka Dhex-qarxay Qurba-jooga Beesha Sacad Muuse Iyo Qurba-jooga Kale Ee Beelaha Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka &Fannaaniin La Baxsaday Lacagtii Munaasibada Xuska 18 May

0
2162

Muranka ka Dhex aloosmay Beesha M.Muse Bixi iyo jaaliyadaha reer somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka Oo dhawaan ku dhawaqeen Halka Lagu Qaban Doono Iyo Cida Qaban Doonta 18 may Reer Somalilan Waxa Ay Isla Qaateen oo Iisku Raceen In 18 May Lagu qaban dono magalada frankfurt taas oo ay ku dhawaqeen gudomiyaha jahliyada somaliland ee dal waynaha jermany mustafe cabdiraxman muumin iyo dhamaan xubnaha jahliyada Halkan Beesha M Muuse Biixina Ay Rabaan In ay GOONI U QABSADA daan waxa jira fanaanin lagu casuumay oo ay jahliyadu lacag siisay ay ku soo safraan iya doo ay fananiintasi markii danbe ugacan hadiyeen Qaar Ka mid ah Qas wadayaasha Uu Muuse biix adeerka U yahay safwaan Waa Waxaanu Sharci La,aan Ku Yahay Wadanka Swden Waxa uu Ku Safraa Sharci Foojari ah Oo talyaaniga Laga Soo Sameeyay Hase Ahaatee Waxaa Markasta Garab siiya uu U Fududeeyay In uu Safaro Baxo Bulashada Fankiisa Jecel Qaar badanina ay reer Somaliland Yihiin Safawaan Waxaa Qaaday Qiiradii Qabyaalada ee Beesha Muuse Biixi Wada haleeshay Waxa U Yeedhay afar inan oo muuse Biixi ay isku xafad yihiin Sidoo Kale Isgana ay Ilmader Yihiin Waxaanu Gabi ahaan Meesha Ka saaray Kontaragii uu La Galay Jaaliyadii Reer Somaliland Ee Horeba u Qaban jirtay Xaflada 18 May Ilmderadii waxay shegeen In inay magalada kasel ku qabanayaan xaflad Sidoo Kale Waxaa Video Mixnad ah Iska soo Duubay Wiilkii Jiinsika Dumarku ku badnaa ee axmed saki oo Aynu Wada ognahay in aanu haysan basaboor uu kusoo duulo isagoo bilihii udanbeyay ku meraysanayay safaradaha dalka ethiopia iyo kenya iyo jabuuti taso sababtu tahay inuu kadhacay sharcigii hangary ee uu sitay hadaba xaflada saxdaa ee reer somaliland udhanyiin waa ta jahliyada guud ee jermany gudomiyaheeduna shaaciyay isla markaana frankfurt ka dhacaysa wali taariikhda somaliland laguma arag reer gaar xaflad udhigta reerka muuse mooyee waxanay ku tahay qaranka somaliland laf jab iyo ceeb ay usoo jideen reerka muuse xaflada qaranimada somaliland maaha aroos reer ee waa maalin qaran dhibatadan kuma eka jarmalka waxaa ilaahada reerka muuse ay kaga dhawaqeen xaflado lagu docwaremayo xafladaha qaranka 20 wadan oo meelna reer somaliland kudhigayaan xuska qaranka ee 18 may reerka muusana gaarkood ugu dhawaqeen qaranku maaha gabiilay ee dadka soo raaca safwaan waa inuu soo celiyo lacagta jahliyadu siisay waana bilaa sharci oo isagay waxyeelaysa joogitanka jarmalka iyo lacagta jahliyada ee uu cunay ee loogu talagalay tigidhadiisa iyo masariiftiisa iyo inuu yimado xaflada frankfurt reerka muuse xishoodka xabashi bay ka yihiin

Jermalka,(Baraarugnews.net)- Muranka ka Dhex aloosmay jaaliyada Beesha Sacad Muuse ee Madaxweyne Kornayl Muse Bixi iyo jaaliyadaha kale ee reer somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka Oo dhawaan ku dhawaqeen Halka Lagu Qaban Doono Iyo Cida Qaban Doonta xuska 18 may, isla bulshada kala duwan ee ka soo jeeda beelaha kale eek u dhaqan dalka Jarmalka ee
Reer Somaliland, ayaa isla Qaatay oo isku Racay In 18 May Lagu qaban dono magalada Frankfurt, taas oo ay ku dhawaqeen gudomiyaha jahliyada somaliland ee dal waynaha jermany mustafe cabdiraxman muumin iyo dhamaan xubnaha jahliyada Halkan Beesha M Muuse Biixina Ay Rabaan In ay GOONI U QABSAdaan.
waxa jira fanaanin lagu casuumay oo ay jahliyadu lacag siisay ay ku soo safraan iya doo ay fananiintasi markii danbe ugacan hadiyeen Qaar Ka mid ah Qas wadayaasha Uu Muuse biix adeerka U yahay
safwaan Waa Waxaanu Sharci La,aan Ku Yahay Wadanka Swden Waxa uu Ku Safraa Sharci Foojari ah Oo talyaaniga Laga Soo Sameeyay Hase Ahaatee Waxaa Markasta Garab siiya uu U Fududeeyay In uu Safaro Baxo Bulashada Fankiisa Jecel Qaar badanina ay reer Somaliland Yihiin
Safawaan Waxaa Qaaday Qiiradii Qabyaalada ee Beesha Muuse Biixi Wada haleeshay Waxa U Yeedhay afar inan oo muuse Biixi ay isku xafad yihiin Sidoo Kale Isgana ay Ilmader Yihiin Waxaanu Gabi ahaan Meesha Ka saaray, Kontaragii uu La Galay Jaaliyadii Reer Somaliland Ee Horeba u Qaban jirtay Xaflada 18 May. Iyadoo bulshada beesha Habar-awal dhaqan-xumo iyo ka sheegajo ay dadka ka xigtaysanayaan dawladnimada Somaliland dad kale ay meel wal-ba dhaqan xumo isku dilikaraan oo dagaal ka dhex-abuuri kara shacabka reer sOmaliland ku kacaaya iyo ficilo aad u xun gaar ahaan jaaliyada beesha Sacad Muuse ee Madaxweyne Muuse Biixi beeshiisa ah.
Ilmderadii waxay shegeen In inay magalada kasel ku qabanayaan xaflad
Sidoo Kale Waxaa Video Mixnad ah Iska soo Duubay Wiilkii Jiinsika Dumarku ku badnaa ee axmed saki oo Aynu Wada ognahay in aanu haysan basaboor uu kusoo duulo isagoo bilihii udanbeyay ku meraysanayay safaradaha dalka ethiopia iyo kenya iyo jabuuti taso sababtu tahay inuu kadhacay sharcigii hangary ee uu sitay hadaba xaflada saxdaa ee reer somaliland udhanyiin waa ta jahliyada guud ee jermany gudomiyaheeduna shaaciyay isla markaana frankfurt ka dhacaysa
wali taariikhda somaliland laguma arag reer gaar xaflad udhigta reerka muuse mooyee waxanay ku tahay qaranka somaliland laf jab iyo ceeb ay usoo jideen reerka muuse xaflada qaranimada somaliland maaha aroos reer ee waa maalin qaran
dhibatadan kuma eka jarmalka waxaa ilaahada reerka muuse ay kaga dhawaqeen xaflado lagu docwaremayo xafladaha qaranka 20 wadan oo meelna reer somaliland kudhigayaan xuska qaranka ee 18 may
reerka muusana gaarkood ugu dhawaqeen qaranku maaha gabiilay ee dadka soo raaca safwaan waa inuu soo celiyo lacagta jahliyadu siisay waana bilaa sharci oo isagay waxyeelaysa joogitanka jarmalka iyo lacagta jahliyada ee uu cunay ee loogu talagalay tigidhadiisa iyo masariiftiisa iyo inuu yimado xaflada frankfurt reerka muuse xishoodka xabashi bay ka yihiin


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here