Qoolka Saboolnimada

0
95

Markawaxsoosaarkaaguaad u hooseeyowaxauukuguhoggaamiyaadakhliaad u hooseeya.Dakhligadhabta ah eehooseeyamacnihiisuwaatashiilhoose.Heerkatashiilkahooseeyaanawaxauukuguhoggaaminayaamaalgashihoose.Haddaansi kale u qoro, Soomaalilaanddhulkawaxsoosaarka beer-qodashadakufiicaniwaa 10%.Laakiinwakhtiganaynnukujirno 3% qudhaayaa la beertaaooaanwalibasifiicanloogafaa’iidaysan.Halka7% uudhulbeereedkuwalidihinyahayooaan far la saarin.DhinacawaxsoosaarkaKalluunkanamarkaaadeegtokabasiidaran, oohalka ay ahaydsannadkii in aynnusoosaarno 40,000 oo tan, waxaaynusoosaarnaa in kayar 13,000 oo tan, taasmacneheeduwaxaweeyaan in marka 4 meelood loo qaybiyo in aynnusoosaarnohalmeelintii la rabay. Waaxdakalluunkudakhligaqarankaeeguudwaxa ay kudartaa wax kayar 2%, balsehaddiisidauguhabboonloogafaa’iidaysanlahaakheyraadkakalluunkasannadkiiwaxa ay kudarilahayd 100 MalyuunooDoollar.

Biyahadooxyada, macdanaha, shiidaalkaiyokheyraadka kale, waxsoosaarkooduaadayuu u hooseeyaaoo 1% ka mid ah lama isticmaalin, lagamanafaa’iidaysan.Su’aashameeshakujirtaayaawaxa ay tahaysiqoolkasaboolnnimada la is kagafuromaxaahortaagan in sihufanoowanaagsanloogadheefokheyraadkadalkeenna? WeyddiintanjawaabteedawaxaaynnuugutagidoonnaaqaybahadambeeeqormadeennaniyolabadagabayeeGudgudeiyoTiigaaltuducyoka mid ah oohalkanaynnukusooqaadandoonno.

Saboolnnimaduwaxa ay la xidhiidhaahorumarkahooseeyaeeraasammaalkadadkaiyokheyraadkadabiiciga ah.Horumarintakheyraadkadabiiciga ah waxa ay kutiirsantahayawooddawaxsoosaar.ee dal dadkiisu ay leeyihiin. Haddiibulshadutahay dib u socodooaanaylahaynxirfado, farsamooyinmuhindisnnimo, aqooniyodhaqdhaqaaqhalabuurnnimo, kheyraadkadabiicigaahiwaxa ay ahaandoonaanqaarsihabboonaanloogafaa’iidaysanamasikhaldan loo isticmaalo.

Horumarkahooseeyaeeraasammaalkadadkuwaacaqabadahaugumudaneehortaaganhorumarkadhaqaalahaeewaddankeenna.Haddiidadkeennuaanaylahaynxirfadahaiyoaqoontamuhiimka u ah horumarintadhaqaalahaeeheerwalba, raasammaalkadadkaeehorumarkooduhooseeyowaxaymasuulkanoqonayaan in waxsoosaarkashaqaaluhuhooseeyo.Xaddidnaantatakhasusyadagaarahaaaneediyocaadooyinkaiyodhaqammadaaanwanaagsanayneeqaybahabulshaduwaxa ay yareeyaanwaxyaabahadhiirrigaliyaguushaiyohorumarkadhaqaale.

HalabuurkasuugaantaSoomaaliyeediyoindheergaradkaummadduarrintanmarnabaiskamayindhotirin, waxaanaysixeelfogaanlehugunuuxnuuxsadeensababahakeenaqoolkasaboolnnimdaiyosiyaabahaloogabixikaro.AbwaanCabdiIidaanFaaraxwaxauuka mid yahayfogaan-araggaarrintaaskahadlay. Mar uu  kahadlayaysababahakeenaiyosidaloogabixikaroqoolkaamagiraantasaboolnnimada, ayaaisagaooqaabsu’aaleed u dhigayawaxauuweyddiiyaymadaxdiiberigaadalkaxukumaysay. Horreysoiyodanbaysaba lama hayowalicidsificil ah ugajawaabtayweyddiintaas, ilaaiyointalaga war celinayo, lanafaragalinayoarrintaaabwaankukahadlaymuddohaatanlagajoogo (kudhowaadafartansano), wuujirayaafaqrigu. Qoolkasaboolnnimadunawaxauunoqonayaa mid facba, facakadanbeeya u gudbiyo.

“Biyahatacabqasaarka u lumiyo, wabitaraardhaafay

Ilahadahabkuwadatuullanyiyo, talaxabaatroolka

Toddobaatanjaadoomacdana, oonninnabataaban

Tacliiniyofarsameygadhiman, lagagatuujaaye

Dadkunabaylahdaawuxu u tirin, nimaykutaallaaye

Tag xumaantagaajaduwaxay, noogatagiweydey”– AbwaanCabdiIidaanFaarax (Mareegta www.weedhsan.com)

Abwaan kale ooSoomaaliyeednawaxauuyidhi:

Muruqiinnamaaloo

Dhulkamidhokubeertoo

Macdanta, dahabka

Muujiyawanaagga.

 

“Kolhaddaangaraadlagalahadhin, galabbasheeggeeda

Intamaankugaajaysanyahay, guuliwaaweli!”­­– AbwaanHadraawi (HAL KARAAN, 1993)

Wax aqoon ah haddiiaanlagalahadhinsooyaalkadhacdooyinkaamataariikhdawaxamaalinkastadhacaya, ha noqdeenkuwosiyaasadeed, dhaqaale, deegaaniyobulsho, way adagtahay in la gaadhoguul, badhaadhe, barwaaqo, hodantinnimoiyohorumarintaba.

Haddiimaankugaajaysanyahayoo ay yartahayaqoonta loo leeyahayamaxogtalagahaystodeegaankasidakheyraadkadabeeciga ah, farsamooyinkawaxsoosaareesuurtagalka ah.Xirfadahalagamamaarmaanka ah, xaaladahaiyofuraskakajirasuuqa, guushaiyotayadadhaqaaleeedadweynuhu wax ay ahaandoontaaweli mid hoosaysa.

Dadkuwaagundhiggaiyoqaybtaugumuhiimsaneehorumarka, laakiinnoloshoodaiyodeegaanka ay kunoolyihiinbawaxa ay u baahanyihiin  horumar. Ummadahakuguuldarraysta in ay aqoonsadaanxidhiidhkakadhexeeyadadkaiyokheyraadka way kuguuldarraystaan in ay fahmaanqaabkadhismahaiyohannaankageeddisocodkahimilooyinkahorumarkadhaqaale.

Si loogagudbo la iskaganafuroqoolkasaboolnnimadaamafaqriga, waxa loo baahanyahaydedaallobadanookayimaaddadadweynahaiyodawladda, kuwaasookuwaajahansidiimaalgalinballaadhanloogusamaynlahaaawaxbarashada, caafimaadkaiyotababarradashaqaalaha.Waayo, kordhintaiyokobcintawaxbarashaduwaawaxyaabahauguhorreeyaeesaameeyahorumarintaraasamaalkadadka, waxaanaysuurtagalkadhigtaasamayntatiirarkaugumuhiimsaneehorumariyakheyraadkadadka.

Waxa kale oo ay tacliintukorisaatayadaiyohawlkarnimadashaqaalahaiyoawoodayntashaqaalahaxirfaddaleh, si ay u maamulaanhorumarkatiknoolajiyaddaee dal leeyahay.Sidaaynnuhore u sooxusnaywaxaa loo baahanyahaymaalgalinxooggansi loo siiyoshaqaalahatababar u sahlakaqaybqaadashadashaqada, diyaarintaadeegyadatababarka, qabatinkafarsamooyinkagacantalagaqabtoiyo u fidintaduruusxirfaddiisaxoojiya.

 

AxmedCabdillaahiCumar “Diini”

Hargiesa Somaliland

Diini129@gmail.com

0633030031


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here