“Riyo-raac, hadii aan la liqin Raad kalaa imane, Rajo inay timadana ha sugin, Riyo iyo soo jeed Ma….”

0
204

Hargeysa,(Baraarugnews,net)-“Riyo-raac, hadii aan la liqin
Raad kalaa imane,
Rajo inay timadana ha sugin,
waana kala roore,
Raqaska la geli iyo waxaan
Raamsi dhalahaye,
Run haday ahatiyo, haday
Raafka sare taagto,
Riyo iyo soo jeed ma jiro,
Ruux ka baxayaaye,
Rasmigedu waa kaa wax baa
Laysku raacaye,”Abwaan Cali Dul-duul oo gabaygan ka tiriyey haddii Guddoomiyaha cusub ee komishanka doorashooyinka Wakiilada iyo golaha deegaanka loo dayn Cabdirashiid Riyo Raac sida uu noqonayso xaalka Somaliland.

Baraarugnews@gmail.com

Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here