“Saleebaan Maxamuud Aadan Ayey af-duubteen, Wasiir Maxamed Kaahin Axmed Ayey Xabadi Ku Kadibtay. Maantana

0
71

Burco,(Baraarugnews.net)- Sarkaalkii Afaraad oo ka tirsan ciidanka milatariga Somaliland kana soo jeeda beesha bariga Burco ayaa lagu xidhay xarunta miiska saraakiisha ee magaalada Hargeysa, isla markaana beesha Salamadow ee uu ka soo jeedo Kornayl Jaamac Maxamuud Doolaal oo baaq u diday Madaxweyne Muuse Biixi.

1.kornayl Jaamac Maxamuud Doolaal.

2.kornayl Saleebaan Aadan Xuseen(shiine)

  1. Kornayl Faarax Maxamed Axmed

4, kornayl fanax Cabdi Cabdule


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here