“Sarkaalkii Ka Goostay Ciidanka Qaranka Somaliland, Waxaan Nidar Ku maray Inaan la Safto Oo Aan Ku Biiro Jabhadiisa Taliye Caare..,’

0
1656
Taliyaha Jabhada Caare Baraarugnews.net

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Mujaahid Cali Guray oo ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Sacad Muuse, kana mid ah xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay innuu ku biiridoono jabhada Taliye Caare ee saldhigeedu yahay duleedka magaalada Qardho oo ka mid ah maamul-goboleedka Puntland, isla markaana Cali Guray ayaa shuruud ku xidhay ku biirista jabhada Caare.

Sidaa wuxuu ku faafiyey qoraal uu ku qoray barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebuugiisa Cali Guray. Halkan hoose ka akhriso facebuugiisa


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here