Sawirka maanta:- Ayaan ma sawirkii ay soo dhigtay tiwiitarkeeda ayaa Galaaftay?

0
393

London,(Baraarugnews.net)-Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xilkii kaga qaaday  Wakiilkii u fadhiyey dawladda Somaliland, dalka Ingiriiska Marwo Ayaan cashuur markii ay sawir la gashay Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha aqalka Golaha wakiilada Somaliland, kuna jira xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.isla markaana Ayaan ayaa Laba iyo tobankii saacadood ee ugu dambeeyay markii ay sawir kula jirto Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde soo dhigtay barta ay ku leedahay tiwiitarkeeda (twitter), ee baraha bulshadu ku wada xidhiidho, kaasoo muujinaaya in ay ku soo dhaweysay xildhibaanka ku jira xisbiga Waddani magaalada London. Muuse Biixi oo ka xanaaqay sawirka ay Ayaan kula jirto xildhibaan Cabdiqaadir markii uu ka arkay tiwiitarkeeda degdeg xilka uga qaaday.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here