Muddooyinka u dambeeyay waxa ka taagnaa aqalka madaxtooyada Muuse Biixi ee Hargeysa dagaal gaadhay gacan ka hadal u dhaxeeyay Madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici, iyo maxamed kaahin axmed oo isku dhinac ahaayeen Muuse Biixi oo isaguna arimaha la isku haysta ka qayb ah, lana safan saaxiibkiisii qaaxo ee shirqoolada hore ugu soo wada qadeeyeen rag badan oo jabhadii snm ahaa. Jabhado hor-leh, haddii ay ii suurta gasho xogtaas innaan diyaarin karo kala socda Baraarugnews.net haddii kalena raali ayaad iga ahaan kartaan ay ii suurta galiwaydo oo baadhistu ii soo dhamaan waydo saaxiibo yaal.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009