Sawirkii  Siyaasadda Beesha Habarjeclo (Habar-xabusha), ee Maanta:- Taliye Casayr Wakaa Iilka ka cawaynaaya gar iyo garawshiyo midna la marin. Boqor Buur-madowna wakaa codkiii Boqolaalka Ku Ahaa  jeelka madow ku galay, labaduba 

0
5749

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa beeshii biciide ee sida dhoobiga oo kale codka ugu keentay ayaa dhulka jiiday sharaftoodoo, isagoo Boqorka magaca weyn ku leh guud ahaan dhulka Dhulka Soomaalidu ku dhaqan tahay, isla markaana Beesha Biciide ayaa ilaa maanta aan meel ku sheegin ama wax garawsiyo ah ka helin beesha Habar-awal ee ka dambaysay dilkii Taliyihii ciidanka Booliska ee Gobolka Saaxil Casayr Alle ha u naxariistee. Saiwrka arragtida khalinka wuxuu idinku dhaafayaa Beesha Habarjeclo reer aanay garanayn ayay sida adhiga iska dabagaleen ee abaalkii Muuse Xayraan wakaa qaarna Xabaasha Iilka la dhigay Taliye Casayr Buur-madowna Godka Madow ku riday ee Taliye Casayr Ilka ka Oo yaaya cawaynaaya gar iyo garawshiyo midna lama marin. Boqor Buur-madowna wakaa codkiii Boqolaalka Ku Ahaa Wakaa jeelka madow ku galay, labaduba waxay ka dhigan yihiin lama ooyaan.”


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here