“Sayn-law Libaaxuba, Haduu sebeno Gaajoodo, Haddii Uu Hilbaha Sooman ka Ahaado Ismaaciil Buubaa Sayladaha Xoolaha Hargeysa, Haduu Saacad ku ag Meero. Haddii…”

0
462

Norway,(Baraarugnews.net)- “Sayn-law libaaxuba haduu sebeno gaajoodo

Saryankiyo, haduu aarrankuu saydhi jiray, waayo Seeriga garduur iyo haduu seexdo dhireheeda

Sanateyn, hadii uu hilbaha sooman ka ahaado Sayladaha xoolaha haduu saacad ku ag meero

Ma sanqadhe´e wuu gaatamaa sixir la moodaaye Afartii saxnaa iyo haduu micida soofeeyo

Sarsar wuu banayn jiray halkuu saaro jeenyaha e Saqda dhexe haduu reer miruu siigo kaga duusho

Sadqo male habeenkaa naftuu sare u qaadaaye, Ismaaciil Buubaa  wuxuu sarreeyaba,haduu samir lahaan waayo Dhaliyaro sideetana haduu Siyaasada u sheego Sadqo male habeenkaa naftuu soodhka geliyaaye.

Siyaasi pure ah oo aan weligii aqoonin Guulwadeynta.

Libaax ay Harimacado Jin dagaagey adeegsanaya hareereeyeen.

Walee isaga niman aan garanayaa kala Shir Jaraaiid wanaagsan.

Sidii Awr Baarqaba ayuu Doobta laliyay”Waxa qoraalkan ku faafiyey baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee uu ku leeyahay facebuugiisa Ismaaciil Dool oo ka tirsan madaxda xisbiga Waddani ee dalka Norway, isku beelna yihiin Ismaaciil buubaa oo ka soo wada jeedaan beesha Ciidagale.

Nagala soo xidhiidha Baraarugnews.net Iimeel:- Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here