Sharciga Kornayl Gamaal Baaxad Saamaxay, Kornayl Caare Qabtay Ma Sharci Muuse Biixi Iyo Nuux Taani baa, Mise Waa Sharci U Yaala Saraakiisha Ciidamada Militariga Somaliland?

0
360
Sharciga Kornayl Gamaal Baaxad Saamaxay, Kornayl Caare Qabtay Ma Sharci Jeebkooda Ah-baa Muuse Biixi Iyo Nuux Taani, Mise Waa Sharciga U Yaala Saraakiisha Ciidamada Militariga Somaliland
Sharciga Kornayl Gamaal Baaxad Saamaxay, Kornayl Caare Qabtay Ma Sharci Jeebkooda Ah-baa Muuse Biixi Iyo Nuux Taani, Mise Waa Sharciga U Yaala Saraakiisha Ciidamada Militariga Somaliland

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Caarre iyo Gamaal Baaxad: Sharciga Saamaxay Laba Siman Midkood”!

Kornayl Siciid Cawil (Caarre) iyo Kornayl Gamaal Baaxad waa laba sarkaal oo xil isku mid ah ka hayay ciidanka qaranka Somaliland, waxay ahaayeen abaanduulaha ciidanka qaranka ee Sanaag. Waa laba gaashaale oo lahaa derejo isku mid ah ama isku dhaw. Labaduba ciidanka way ka baxeen oo jabhad ayay ku biireen.

Waxa aan garan waayay sharciga Somaliland ee mid lagu cafiyay, midna lagu saamixi kari waayay.. Halkaa Naga Jahli Saar Madaxweyne Muuse.!

Waxa qoray . Siciid Maxamuud Gahayr


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here