Shirkadda Telesom oo daahfurtay ganacsi cusub

0
54

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Shirkadda Telesom,ayaa ku soo kordhisay ganacsigeedii qayb gaadiidka Shirkad lqgu magacaabo MATCO oo ka tirsan TELESOM GROUP ,ayaa maanta laga daahfurtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.Shirkadda Telesom oo shirkad gaadiidka ah daahfurtay     baabuurka Suzuki iyo Jac oo wakaalad ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here