“Shukaanta Nooqabo xildhibaan prof Cabdiraxmaan Shunufow Adaan Shilimo Doonayne.”Ibraahin Cabdillaahi Xuseen

0
83

Hargeysa,(Baraarugnews. Net),Ibraahin Cabdillaahi Xuseen oo ka mid ah shacabka reer somaliland ayaa u tiriyey Maaso cusub oo uu  kaga hadlay ama ku tilmamaayo shakhsiyada qofeed murashaxa u taagan aqalka baarlamaanka somaliland ee doorashada soo socota Prof.cabdiraxmaan Axmed shunuf,isla markaana ibraahin cabdilaahi ayaa maansadan ka tiriyey ama ay ku soo dhacay markii uu ka dawada  barnaamijka wicitaanka dad weynaha oo wariyaha ruug cadaaga ah sayid ku waraysta tvga horyaal laakiin muuqaalka waraysigaas oo warbaahinta baraarugnews.net ay baahisay ayuu ka tiriyey maansadan oo u dhignayd sidan:-“Shunufow alluhu kaa shifee  shararkan meeraaya, shaydaanka kaa naar khalqigu shaarac alle  nuurka baxay, waakan shaaximan sheedda ka soo muuqataa, shaykamaadtagin,shiro buukuleeyahay khalqigii,kuuna sheeryidhi shaylaalan  baa eebahay ku sharibay,shukaanta nooqabo, adaan shilimo doonayne dastuurka iyo sharciga noo qabo.”-ayuu tiriyey Abwaan ibraahin cabdillaahi xuseen.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here