Siciid Deni oo fariin hanjabaad ah ka soo diray magaalada Muqdisho

0
86

Garoowe,(baraarugnews.net)_Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qoraal uu caawa soo saaray ku shaaciyay inaysan dhaqangal aheyn wareegto kasta ee uu soo saaray ku-xigeenkiisa Axmed Karaash. islamarkaana sharci daro ay yihiin tallaabooyinkii uu qaaday.

Saciid Deni, oo daliishanaya qodobka 80-aad, farqaddiisa 2-aad, ee dastuurka Puntland oo qeexaya fulinta awoodaha dastuuriga ah, ayaa sheegay in aysan dhaqan gal aheyn tallaabo kasto oo uu qaado ku-xigeenkiisa isagoo ku sugan gudaha Soomaaliya.

“Anigoo ah Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda iga saaran illaalinta sareynta sharciga sida ku cad Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad, farqaddiisa 2-aad, fulinayana awoodaha Dastuuriga ah ee ku cad qodobka 80-aad, waxaan halkaan ku caddeynayaa in aanaysan dhaqangal ahayn wareegto kasta ee uu soo saaro Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland aniga oo ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya,” ayuu ku yiri Saciid Deni qoraal uu soo saaray caawa.

“Waxaan farayaa dhammaan hay’adaha Dowladda in qofkastaa shaqadiisa qabsado, aanna loo hogaansamin wareegto kasta oo aan waafaqsaneyn Dastuurka iyo Qawaaniinta kale ee Dowladda Puntland sida ku cad qodobka 138-aad, farqaddiisa 2-aad ee Dastuurka Puntland,” ayuu yiri Saciid Deni oo shaqaalaha maamulka kula hadlay waeeegtadiisa.

Tallaabada Saciid Deni ayaa ka danbeysay kadib markii khilaaf cusub uu soo kala dhex galay isaga iyo ku-xigeenkiisa, taasoo keentay in Axmed Karaash uu sheego inuu awoodii madaxweynenimo la wareego.

Axmed Karaash ayaa maanta magacaabay 20 xilal oo ugu muhiimsan magacaabista guddoomiyaha gobolka Mudug oo uu u mgacaabay Faysal Sheekh Cali Maxamed, waxaana xilkaasi hayay Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ku biiray baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Rooble oo xilka ka qaaday Wasiirka Arrimaha Dibedda, magacaabayna mid cusub + Isku shaandheyn kale – Caasimada Online
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Maxamed Cabdirisaaq, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdi Saciid Muuse Cali. Rooble ayaa sidoo kale xilka ka qaaday wasiir ku-xigeenka arrimaha dibe
Aqriso: Axmed Madoobe oo warqad codsi ah u diray madaxweyne FarmaajoAqriso: Axmed Madoobe oo warqad codsi ah u diray madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad u diray madaxweynaha dowladda federaalka Aqriso: Axmed Madoobe oo warqad codsi ah u diray madaxweyne Farmaajo
Farmaajo oo xilka ka qaaday gudoomiyihi maxkamada gobolka iyo tii racfaanka, magacaabay kuwo cusubFarmaajo oo xilka ka qaaday gudoomiyihi maxkamada gobolka iyo tii racfaanka, magacaabay kuwo cusub
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Farmaajo oo xilka ka qaaday gudoomiyihi maxkamada gobolka iyo tii racfaanka, magacaabay kuwo cusub
Xog: Rooble iyo Cumar Filish oo raadinaya Hawiye miisaan iyo magac leh oo jawaabaXog: Rooble iyo Cumar Filish oo raadinaya Hawiye miisaan iyo magac leh oo jawaaba
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubno sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa wada abaabul iyo dadaal looga jawaabayo, laguna cambaareynayo go’aanadii kasoo Xog: Rooble iyo Cumar Filish oo raadinaya Hawiye miisaan iyo magac leh oo jawaaba
Related articles
US withdrawal in Somalia has strengthened hand of al-Shabab terrorists, top officials say

Baidoa: Crossroads of despair in drought-ravaged Somalia

Saudi, Emirati leaders decline calls with Biden during Ukraine crisis

Somalia urged to embrace dialogue to resolve poll obstacles

Somalia troubles show supremacy battles and lack of trust in govt

US officials: Somaliland is part of Somalia

Former President Hassan Sheikh meets with US Ambassador to discuss elections

UN authorization to fight piracy in Somali waters ends

U.S. restricts visas for Somali officials accused of undermining democracy

Somaliland market fire losses estimated at up to $2 billion

Attacks intensify as Somalia prepares for presidential election

Somalia lawmakers prepare to elect new president, amid power struggle and violence

Military commanders asking Biden to station commandos in Somalia

Somaliland’s push for recognition gains US lawmakers’ backing

UN chief recommends AU maintain Somalia troop levels until 2023

Somalia election risks further delay as Garbaharay standoff persists
TODAY IN HOME

Daawo: Guddoomiye Dhabancad oo shaaciyey inuu ka badbaaday isku day dil

Daawo: Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo la dhaariyey, lana siiyey kaarar
April 25, 2022

Deni oo waxba kama jiraan ka dhigay tallaabooyinka uu qaaday Axmed Karaash
April 25, 2022

Daawo: Garab ka mid ah Guddiga FEIT oo shahaado siiyay xubnihii kusoo baxay doorashadii Garbahaarey
April 25, 2022

Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho oo go’doon ku jira
April 25, 2022

Axmed Karaash oo tallaabo culus qaaday maanta kadib…
April 25, 2022

Wararkii ugu dambeeyey ee qarax ka dhacay Muqdisho
April 25, 2022

Xog: Mucaaradka oo guul horudhac ah ka gaaray qabashada doorashada guddoonka baarlamanka
April 25, 2022

Doorashooyinkii Ceelwaaq iyo Garbahaarey: Kursi ay ku soo baxeen labo walaalo ah
April 25, 2022

Muxuu Farmaajo ka yiri dib u doorashada MACRON?
April 25, 2022

Xukuumadda Rooble oo war kasoo saartay qaraxii Banadir
April 25, 2022

Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay xildhibaanada kasoo jeeda HirShabelle + Ujeedka
April 25, 2022

Yaa qaadaya mas’uuliyadda halista xooggan ee ka iman karta heshiiska shidaalka?
April 25, 2022

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay hoobiyeyaal lagu garaacay AWDHEEGLE
April 25, 2022

Macron vs Le Pen: Yaa ku guuleystay doorashadii madaxweyne ee France?
April 25, 2022

ATMIS oo bandow ku soo rogeysa Xalane + Ujeedka
April 24, 2022

10 su’aal oo ay tahay inuu ka jawaabo wasiirka batroolka oo hortagaya xeer-ilaalinta
April 24, 2022

Goobta lagu qabanayo doorashada gudoonka golaha shacabka oo la shaaciyey
April 24, 2022

Daawo: Maxamuud Sayid oo si aan horey u dhicin ugu garnaqsaday FARMAAJO
April 24, 2022

Puntland oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta weerarkii wasiirka arrimaha dibedda
April 24, 2022

Rooble oo maanta u baxay safar dibadda ah + Ujeedka
April 24, 2022

Sawirro: Saciid Deni oo shirar xasaasi ah ka wada Muqdisho
April 24, 2022

Howlgal culus oo Muqdisho laga fuliyey xalay + Ujeedkaa

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo qorshaynayey weeraro oo lagu qabtay Ethiopia
April 24, 2022

Ciidamada Tigray ah oo isku dhiibay Sudan + Sababta
A
Daawo: Guddoomiye Dhabancad oo shaaciyey inuu ka badbaaday isku day dil
By Zahra Axmed Gacal
April 25, 2022
in Warar

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa shir jaraa’id qabtay caawa kadib markii uu dhaariyey xildhibaanadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Guddoomiye Dhabancad ayaa sheegay in caqabado badan ay doorashooyinka u dhigeen kooxda Farmaajo, iyadoo ugu dambeyna uu galabta ka badbaaday weeraray ay ciidamo loo diray.

Wuxuu sheegay in Taliyaha ciidanka booliska iyo ku xigeenadiisa ay galabta u diideen teendhada Afisyooni, halkaas oo ay doonayeen in xildhibaanadaan lagu dhaariyo.

Ugu dambeyntii wuxuu sheegay inay tageen Hotel qof shakhsi ah uu leeyahay, si loo dhaariyo xildhibaanada, balse lagu soo weeraray, halkaas oo burbur baahsan uu ka soo gaaray Hotelkii, sida uu sheegay guddoomiye Dhabancad.

“Markii ugu dambeysay ee aan Hotelka tagnay xabad ayaa lagala daalay goobtii aan ku sugneyn, ma garano ninkii hotelka lahaa cid u gudi doonta burburkii loo geystay, waxaas oo dhan waxaa loo sameynayaa yaan dowlad la dhisin, waxaan moodayey in la bislaaday, laakiin dhibku waa sii badanayaa,” ayuu yiri Guddoomiye Cabdisalaan Dhabancad.

Wuxuu intaas ku sii daray in ciidamada ammaanka ay dhibkaas geysanayaan, madaxda qaarna ay qaladkaas ku amrayaan, balse wuxuu cadeeyey in nafta ay u huri doonaan dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

Hoo

Related articles
US withdrawal in Somalia has strengthened hand of al-Shabab terrorists, top officials say

Baidoa: Crossroads of despair in drought-ravaged Somalia

Saudi, Emirati leaders decline calls with Biden during Ukraine crisis

Somalia urged to embrace dialogue to resolve poll obstacles

Somalia troubles show supremacy battles and lack of trust in govt

US officials: Somaliland is part of Somalia

Former President Hassan Sheikh meets with US Ambassador to discuss elections

UN authorization to fight piracy in Somali waters ends

U.S. restricts visas for Somali officials accused of undermining democracy

Somaliland market fire

NEXT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here