Somalilandta Maanta:-Jilida Filin-kartoonka Xildhibaan Iyo Sawir, Qolfoofyo, Suudh, IyoTay…

0
37
Somalilandta Maanta:-Jilida Filin-kartoonka Xildhibaan Iyo Sawir, Qolfoofyo, Suudh, IyoTay...

Soomaali maxamadey waxa xisbiyo madax igwal feer ah oo u siman wax loogu yeedho ummad Somaliland ah. runtii wax la odhan karo waa hogaamiyaal siyaasadeed dimuqoraadi ah ma jiraan waana been la dhoob dhoobo iyo riwaayadaha laga jilo Somaliland. sida sawirkaa idinka muuqda weeye in qoys qoys, xafad, xafad, iyo jifi-hoose ee beesha uu yahay urursadaan, waa odayga xildhibaanada sharci darada wakhtigoodii dhamaaday ee kursiga xaaranta ah ku fadhiya, walina qoys yar oo Arab ah, kuna nool Axmad dhagax ee Hargeysa ka soo wada jeeday Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo Xuuse Caydiid markaa somalilandta laydiin sheegaa tan ayaa idinku filan barashadeeda is daba luudaaya qabyaalad


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here