Taliye Nuux Taani iyo Muuse Biixi oo ka dambeeyay amarka lagu xidhay ugaaska beesha Ayuub iyo sababaha keenay isku dhaca beeshiisa sacad muuse iyo beesha Ayuub

0
83

Hargeysa (baraarugnews.net)-kornayl madaxweyne Muuse biixi Cabdi iyo inaadeerkii taliye Nuux Taani, ayaa ka dambeeyey oo bixiyey amarka lagu xidhaxidhay Ugaaska beesha ayuub Ismaaciil Cabdi Hulul. Isla Markaana waxa la Sheegay in taliye Nuux Taani iyo Muuse biixi ku amreen Taliyaha Booliska Cabdillaahi fadal Inuu soo xidho Ugaaska beesha ayuub ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ismaaciil Cabdi Hulul.

xogo lagu kalsoon Yahay ayaa u xaqiijiyey wakaalada wararka ee baraarugnews.net xafiiskeeda magaalada hargeysa  in rag ka soo jeeda  beesha Reer Samatar iyo  jibriil Abokor oo beesha madaxweynaha Muuse biixi iyo taliye Nuux Taani oo beeshooda ah ee Sacad Muuse ay u xidheen oo ku haystaan beesha sacad muuse iyo beesha ayuub dhulkooda, taasina ay ugu hiilinayaan muuse biixi iyo nuux taani beeshooda oo qasab kaga qaadayaan dhulka beesha ayuub oo lagu xidhay ugaaska ayuub ismaaciilmy  inay dhulka leeyihiin.taasna diideen Luna gacansaydheen Ugaaska iyo odayaasha beesha ayuub  go’aanka Muuse biixi isku garabtaagay beeshiisa ee hiilka qaawan ah ee in beeshiisu leedahay dhulka  oo la siiyo Sacad Muuse Markii ay diideena la xidhay ugaaska ayuub.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here