Ujeeddada÷maamulaha Shirkadda Dahabshiil Group oo xaflad u qabtay Qurba-joog ka kala yimi dibaddaha

0
63

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Shirkaddaha Dahabshiil guruub,ayaa caadimada Somaliland ee Hargeysa,ugu sameeyay xalfad ay ku maamuusaysay qurbajoog ka kala yimi dalalka qaarada Yurub,Maraykan,Isu-taga Imaaradka Carabta,isla markaana mareeyaha guud ee shirkadda Dahabshiil group Cabdirashiid,ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasibada qurbajooga wuxuu kaga hadlay waxyaabo badan iyo siday uga qayb qaateen dhanka horumarka ganacsi ee somaliland. Sidoo kale munaasibadan waxa ka halday qurbajoogii lagu marti qaadey xaflada iyo wariye Cabdisalaan Hareeri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here